Macluumaad ku saabsan Cudurka Multiples Sclerosis oo ku qoran af Soomaali

Macluumaad ku saabsan Cudurka Multiples Sclerosis oo ku qoran af Soomaali

www.msif.org

Ururyada MS badankooda waxay qabaan bog internet, macluumaad iyo khad caawin bilaash ah. Mutaddaawiciin iyo xirfadlayaal badan waxay la shaqeeyaan ururyadaan si ay u kordhiyaan caafimaadka iyo tayada nolosha dadka qaba MS, qoyskooda iyo xannaaneyahooda. 

 

Waxaa jiro xittaa buug-yare lagu magacaabo ‘Multiple Sclerosis’ oo ku qoran maclumaad koobaan ku saabsan MS iyo hawsha u qabto Ururka MS (MS Society).

 
Page tagged with:

What's new?